Daawo Sawirada: Bajaajley Banaan bax kahor dhigay xarunta CID-da iyo Sababta ka dambeysa

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysatada Mooto bajaajta banaan bax ka hor dhigeen xarunta Dambi baarista CID-da ee kutaala meel ku dhaw Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho . Bajaajleyda ayaa ka careesan haweeney la sheegay in wiil Mooto bajaaj ku waday ku durtay cirbad , waxaana haweeneydaasi ciidamada … Continue reading Daawo Sawirada: Bajaajley Banaan bax kahor dhigay xarunta CID-da iyo Sababta ka dambeysa